War Deg Deg: Sarkaal Ka Tirsanaa Dowladda oo Qarax Ka Badbaaday

Wararka ka imaanaya duleedka Magaaladda Muqdisho gaar ahaan deegaanka Garas-baaley ayaa ku waramaya in isku day dil uu ka badbaaday sarkaal ka Tirsanaa Ciidamada malatariga Dowladda Soomaliya.

Sarkaalka badbaaday ayaa magaciisa lagu sheegay Jeneraal Laba Afle oo kamid ahaa Ciidamada Malatariga Dowladda Soomaliya, sidoo kale waxaa qaraxa ku dhaawacmay  askari la socday xiliguu qaraxa dhacayay.

Qaraxa ayaa ahaa Miinada dhulka lagu Aaso sida ay inoo sheegeen dad ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay.