Xildhibaanadii sheegay inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf ayaa looga yeeray maxkamadda Sare ee Maamulkaas oo fadhigeedu yahay Cadaado.
Maxkamadda Sare ee Galmudug ayaa u yeertay ilaa 25 Xildhibaan oo ay sheegtay in dacwadooda loo soo gudbiyey.
Xildhibaanada ayaa lagu amray inay Maxkamadda sare imaadaan Maalinta Talaada oo ay taariikh ku beegan tahay 03 / 10/2017.
Haddaba halkaan hoose ka akhriso magacyada Xildhibaanaas iyo sababta loogu yeeray: