War Deg Deg ah:-Xildhibaanadii tagay Cadaado oo soo saaray War-murtiyeed

Xildhibaano ka tirsan labad gole ee dowlada Federaalka oo maalintii shalay Magalaada Cadaado u tagay xalinta khilaafka ka dhax oogan Madaxda Maamulka Galmudug ayaa gordhow soo saaray war murtiyeed.

Warqad Soo Baxday Hiilnews

Warqad

Warqada1