DHACDO Xanuun Badan:- Wiil Dhallinyaro Ah Oo Sun U Cabay Sabab Layaab Leh (Haddaba Akhri)

Wararka Nagasoo Gaaraya Xaafadda Baar Ubax Ee Degmada Howlwadaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Wiil dhalinyaro ah uu isku Daldalay Halkaasi ka dib Markii uu ka Maseeyray Gabadh uu Jeclaaa.

Ehelada Wiilkaan ayaa Idaacadda Maanta Ee Magaaladda Muqdisho U xaqiijiyay in Wiilkaan oo lagu Magacaabi Jiray C/raxmaan uu Sun Cabay ka mid Markii oo ka Maseeyray Gabadh uu Saaxiib Lahaa.

Gaabadha ayaa la sheegay in hadda lagu Haayo Waaxda Xaawo Taako Ee Degmada Howlwadaag halkaasi oo Su’aalo lagu weeydiinaayo

C/raxmaan ayaa la sheegay in saakay Lagu arkay Guriga asigoo meeyd ah waxuuna Qoray Warqad uu ku sheegaayo Sababta uu Sunta u Cabay.

Arintaan ayaa Noqotay mid Dadka Deegaanka la Fajaceen islamarkaana Laga hadal haayo Xaafaddaasi Baar ubax

 XIGASHO:- Radio Maanta Muqdisho