AKHRISO:- Liiska Magacyada Xildhibaannada Saakay U Duulay Magaalada Cadaado

Waxa aad lawada socoteen in xalay oo idil siyaasadda Galmudug ay qasneyd, islamarkaana ay jireen warar kala duwan oo is dhaaf dhaafayay kuwaas oo sheegayay in xilka laga qaaday madaxwaynaha maamulkaas Mudane Xaaf.

Si arrinta dhan kale loogu rogo, qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu caansan ee kasoo jeeda maamulkaas ayaa maanta u duulay dhanka Cadaado waxaana ay doonayaan in ay xaliyaan xiisadda kulul ee halkaas ka taagan.

Haddaba Akhriso Liiska madaxda iyo xildhibaannada u duulay saakay magaalada Cadaado ee xarunta Galmudug.

  1. Xildhibaan Mahad salaad

  2. Xildhibaan Zakariye

  3. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi

  4. Xildhibaan Cabdi Weli Qanyare

  5. Xildhibaan Xasan Macalin

  6. Abshir Bukhaari

  7. General Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid