Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Ka Ogoow Kulamada Champions League Ee Caawa La Ciyaarayo?

Waxaa caawa garoomada Yurub laga ciyaari doonaa 8 kulan oo ay iskaga hor iman doonaan 16 kooxood oo ka mid ah 32 ka kooxood ee xili ciyaareedkan ku tartaaya koobka kooxaha Yurub ee UEFA Champions Leaque. Kulanka ugu xiisaha badan ayaa dhex mari doona kooxaha Borussia Dortmund iyo Real Madrid halka sidoo kale ay ciyaari doonaan kooxaha Liverpool iyo Manchester City.

Haddaba waxaanu halkan idiinku soo koobnay shaxaha macquulka ah, dhaacyada ama ganaaxyada dhamaan siddeeda kulan ee caawa laga ciyaari doono tartanka Champions Leaque oo dhamaystiran.

Group E

Spartak Moskva v Liverpool
Spartak: Rebrov; Eschenko, Dzhikiya, Tasci, Bocchetti, Kombarov; Popov, Fernando, Pašalić; Rocha Neves, Luiz Adriano.
Waxaa Ka Maqnaan Doona : Zobnin , Tigiev, Glushakov , Ananidze

Waxa Uu Shaki Ku Jiraa : Promes , Rocha Neves , Zé Luís , Davydov

Liverpool: Karius; Alexander-Arnold, Matip, Klavan, Moreno; Henderson, Can; Salah, Coutinho, Mané; Sturridge.
Waxaa Ka Maqnaan Doona : Gomez , Lallana , Clyne

Sevilla v Maribor
Sevilla
: Rico; Corchia, Lenglet, Pareja, Escudero; Banega, N’Zonzi, Pizarro; Navas, Muriel, Correa.

Waxa uu Shaki Ku jiraa: Kjær

Maribor: Handanović; Palčič/Milec, Rajčević, Billong, Viler; Kabha, Vrhovec; Bajde, Ahmedi, Bohar; Tavares.

Waxaa Ka Maqnaan Doona :: Šuler (ankle), Šme (knock), Vršič (hip)
Waxa Uu Shaki Ku Jiraa : Milec , Zahović

Group F

Manchester City v Shakhtar Donetsk
Man. City: Ederson; Walker, Otamendi, Stones, Danilo; De Bruyne, Fernandinho, Silva, Bernardo Silva; Jesus, Agüero.
Waxaa Ka Maqnaan Doona :: Kompany (kubka), Mendy (jilibka), Gündoğan (jilibka)

Shakhtar: Pyatov; Butko, Ordets, Rakitskiy, Ismaily; Fred, Stepanenko; Marlos, Taison, Bernard; Ferreyra.
Waxaa Ka Maqnaan Doona : Kryvtsov , Malyshev, Srna

Napoli v Feyenoord
Napoli: Reina; Hysaj, Albiol, Koulibaly, Ghoulam; Allan, Jorginho, Hamšík; Callejón, Mertens, Insigne.
Waxaa Ka Maqnaan Doona : Milik
Waxa Uu Shaki Ku Jiraa : Chiricheș

Feyenoord: Jones; Haps, Van der Heijden, St. Juste, Diks; Vilhena, Toornstra, El Ahmadi; Boëtius, Kramer, Berghuis.
Waxaa Ka Maqnaan Doona :: Jørgensen , Vermeer , Botteghin

Group G

Monaco v Porto
Monaco: Benaglio; Sidibé, Glik, Jemerson, Jorge; Lopes/Ghezzal, Fabinho, João Moutinho, Lemar; Jovetić, Falcao.
Waxaa Ka Maqnaan Doona : Subašić
Waxa Uu Shaki Ku Jiraa : Baldé

Porto: Casillas; Ricardo, Felipe, Marcano, Telles; Corona, Danilo, Óliver Torres, Brahimi; Marega, Aboubakar.
Waxaa Ka Maqnaan Doona :: Diogo Leite , André André

Beşiktaş v Leipzig
Beşiktaş: Fabri; Medel, Pepe, Tošić, Caner; Hutchinson, Oğuzhan; Quaresma, Talisca, Babel; Cenk.
Waxaa Ka Maqnaan Doona : Gökhan
Waxa Uu Shaki Ku Jiraa : Adriano

RB Leipzig: Gulácsi; Klostermann, Orban, Upamecano, Bernardo; Keïta, Demme; Sabitzer, Forsberg; Poulsen, Werner.
Waxa Uu Shaki Ku Jiraa : Kampl, Keita

Group H

Borussia Dortmund v Real Madrid
Dortmund: Bürki; Piszczek, Papastathopoulos, Bartra, Toljan; Şahin, Dahoud, Götze; Yarmolenko, Aubameyang, Philipp.
Waxaa Ka Maqnaan Doona : Guerreiro , Schmelzer , Rode , Durm , Reus

Madrid: Navas; Carvajal, Varane, Ramos, Nacho; Modrić, Casemiro, Isco; Bale, Ronaldo, Asensio.
Waxaa Ka Maqnaan Doona : Benzema , Marcelo , Kovačić , Vallejo , Theo Hernandez
Waxa Uu Shaki Ku Jiraa : Toni Kroos ,

APOEL v Tottenham
APOEL: Waterman; Vouros, Rueda, Carlão, Lago; Zahid, Vinicius, Nuno Morais, Aloneftis; Sallai; De Camargo.
Waxaa Ka Maqnaan Doona : Ioannou , Bertoglio , Efrem , Milanov , Ebecilio

Tottenham: Lloris; Foyth, Alderweireld, Sánchez; Trippier, Dier, Sissoko, Davies; Son, Kane; Llorente.
Waxaa Ka Maqnaan Doona : Wanyama , Rose , Alli , Vertonghen , Eriksen , Dembélé