FIIRSO SAWIRRADDA: Madaxweynaha Hirshabeelle oo Muqdisho soo gaaray?

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Xildhibaano iyo Saraakiil ciidan.

Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay booqasho ku maraayay gobolka Hiiraan, waxaana uu tagay Baledweyne, Jalalaqsi, iyo Buuloburde.

W4 768x512

W5 1 768x432

W6 768x512