Madaxweyne Xaaf Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyaha Nabad Sugida Ee Maamulkaasi

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xilkii uga qaaday Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida ee Maamulka Galmudug.

Mahaan ka Aqriso warqada xil ka qaadista

C Xaaf