FIIRSO SAWIRRADA: Banaanbax ka dhacay Cadaado

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Saakay uu ka dhacay Banaanbax lagu taageerayay Madaxweynaha Galmudug go’aankii uu ka qaatay khilaafka u dhaxeeya dalalka Carabta.

Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay Magaalada Cadaado, waxaana ay wateen boorar uu ku sawiran yahay Madaxweynaha Galmudug.

Mas’uuliyiinta Galmudug ayaa waxaa soo kala dhex galay Khilaaf ku aadan taageerada Xulufadda Sacuudiga.

Magaalada Gaalkacyo ayaa sidoo kale waxaa ka dhacay Banaanbax lagu taageeraayay Madaxweynaha Galmudug.

1 11

1 58

5 31