kooxda borobagaandada u qaabbilsan Alshabaab ee Al-kataa,ib garabkeeda warbaahineed ayaa soo saartay Filim laga sameeyay dad jaajuus ay ku sheegeen in ay u dhasheen dalka Kenya.
Filimka oo la daawan karo muddo 23 daqiiqo ah waxa uu kusoo baxay Saddex Luqadood oo kala ah Sawaaxili,Engalish iyo Somali.
Filimkan oo ah هم العدو فاحذرهم qeybta 8-aad waxey Al-kataa,ib kusoo bandhigtay Saddex Nin Jawaasiis Kenyaati ah kuwaasi oo Jawaasiis u ahaa Sirdoonka Kenya iyo midka Reer Galbeedka.
Halkan Ka Doono Linkiyo Kala Duwan Oo Filimka Ah
Ama Hoosta ka daawo