Akhriso:Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan Kasoo Saaray Nin U Gafay Nabi Maxamed

Majmaca Culumadda Soomaaliyeed oo maanta  kulan Magaaladda Muqdisho ku qabtay ayaa waxa ay ka hadleen nin ku nool Magaaladda gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo sheegtay in uu yahay Nabi Maxamed islamarkaana soo bandhigay Sawirro.

Culimadda waxa ay  sheegeen in Cabdi Wali Sheekh Cali Cilmi Yare uu diinta ka baxay.