Madaxweyne Puntland C/ Weli Gaas Muxuu ka Yiri Doorashadii Hirshabeelle? 17th September 2017 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Viber Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle ee shalay lagu doortay Magaalada Jowhar Maxamed Cabdi Awaare.