Waa Maxay Sababta Rasmiga Ah Ee Loo Baddalay Magaca Xafiiska IGAD Ee Soomaaliya? (Xog Daahsoon)

Xoghayaha urur goboleedka IGAD ayaa sheegay in la baddalay magacii uu ku hawl gali jiray xafiiska IGAD ee Muqdisho.

Laba magac oo kala duwan ayuu markii hore xafiiskan ku shaqeyn jiray, tan iyo sannadkii 2008-dii xilligaas oo albaabbada loo furay.

Xafiiskan ayaa ka shaqeeya arrimaha bulshada iyo sidii ay Soomaaliya looga caawin lahaa arrimaha militerifa iyo nabadeynta dalka oo idil.

Ugu dambeyntii qoraalkan ayaa lagu sheegay in laga bilaabo maanta xafiiska uu ku howlgalayo magaca ah Xafiiska Howlgalka Gaarka ah IGAD ee dalka Soomaaliya,”IGAD Special Mission to Somalia (ISMS).

Akhriso war murtiyadeedkii IGAD