Doorashada Hirshabeelle Oo Maanta Dhaceysa Iyo Shaaciye.com Oo Si Toos Ah U Tebin Doonta

8- Musharrax ayaa maanta u tartamaya doorashada maamulka Hirshabeelle, waxaana korjoog kanoqon doona mas’uuliyiin heer caalami iyo kuwa heer federaal.

Doorashadan ayaa kusoo aadeysa xilli madaxwaynihii hore ee maamulkaas Cali Cabdulle Cosoble uu ku dhawaaqday maamul gooni ah oo la magac baxay Hiiraanland ama Hiiraan State, kaas oo looga dhawaaqay magaalada Baladwayn.

DHammaan waxaad lasocon doontaa waxyaabaha kusoo kordha doorashada, sidoo kale Live ayaan u tabin doonaa waxyaabaha kusoo kordha Doorashadaas, oo weriyayaasheena ayaa soo gudbin doona.