DEG DEG:- Abuu Mansuur Uu La Socday Abuu Mansuur Oo Gaaray Magaalada Baydhabo

Warar hadda inaga soo gaaraya waxa ay sheegayaan Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu mansur uu ka dagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Wafdi uu hoggaaminayo ayaa tagay halkaas waxaana loo sameeyay soo dhaweyn iyo marxabbeynta uusan helin 10-kii sano ee lasoo dhaafay.

Mas’uuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa kasoo galbiyay Airport-ka waxaana ┬ála geeyay xarunta madaxtooyada maamulkaas, halkaas oo uu kula kulmayo mas’uuliyiin uu kujiro Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horreeysay ee uu tago magaalada Baydhabo ama uu safar uun galo Sheekh Mukhtaar ROoboow tan iyo markii uu bartamihii bishii lasoo dhaafay isku soo dhiibay dawladda Soomaaliya.