DEG DEG:- Xildhibaannad Katirsan DF Oo Weerar Khasaaro Geystay Lagu Qaaday

Hal Qof Ayaa Ku Dhintay Laba Kalena Way Ku Dhaawacantay Degmada Dharkiinley Gaar Ahaan Xaafada Suuq liif Kadib Markii Kooxo Hubeysan Ay Isku horjareen rasaasna Ooda Kaga Qaadeen Gaari Qooqan ah ay Saarnaayeen Sedex Qof Oo Ah Dadka Xaafadaasi Degan ah.

Warar kale ayaa sheegay in gaariga weerarka lagu qaaday ay lahayd xildhibaannad qaranka ka tirsan, taas oo iyada iyo ehelkeeda ay wada socdeen.

Weerarkan ayaa kusoo aadaya xilli shalay weerar lagu qaaday guddoomiye kuxigeenka degmada DHarkiinley kaas oo si dirqi ah kaga badbaadiy in ay dileen Alshabaab oo weerarkaas sheegtay.

Wixii faafaahin ah dib kala soco