Farmaajo Oo Sallad Ku Sita Kheyrre Iyo Fiirso Kartoonka Maanta

Sawirka ama Kartoonka hoose waa kan ugu hadal heynta badan baraha bulshada maanta iyo shalay, kaddib dib u furmashadii golaha shacabka kalfadhiyadoodii caadiga ahaa, waxaa la aaminsan yahay in Farmaajo uu iska fogeynayo ra’iisul wasaare Kheyrre oo ku lugyeeshay fadeexado badan dhawrkii bilood ee uu xilka hayay.

Kartoonku waa Farmaajo oo sallad ama wax u eg agabka lagu dukaameysto ku sita Kheyrre, korna ay kaga qoran tahay hadallo aad u yaab  badan.

haddaba wakan sawirka ama kartoonka todobaadka.