AKHRISO:- 10-ka Hees Ee Ugu Daawashada Badan Soomaalida Barta Youtube

youtube-ka ayaa noqdey halka ay ku tartamaan fanaaniinta Soomaaliyeed, waxaana mudooyinkii ugu danbeey kordhay daawashada heesaha Soomaaliga. hadaba waxan qoraalkan idinku soo bandhigaynaa tobonka heesood ee ugu dawashada badan heeshaha Soomaaliga.

10. Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad heesta (ADAAN KUGU DUCAYSTA)

Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad heesta (ADAAN KUGU DUCAYSTA)   3,119,681 views

9. Cawaale Aden iyo Hani UK heesta (GUUR)

Cawaale Aden iyo Hani UK heesta (GUUR) 3,170,757 views

8. Caaqil Yare heesta (XASILI)

Caaqil Yare heesta (XASILI)   3,327,923 views

7. Ahzaab osman 2014 (ADKEEYSO)

Ahzaab osman 2014 (ADKEEYSO) 3,425,497 views

6. Maxamed Bk (Nolasha Cusub Soo dhawee)

 Maxamed Bk (Nolasha Cusub Soo dhawee) 3,822,792 views

5. Cawaale Adan (INDHO CAASHAQ)

Cawaale Adan (INDHO CAASHAQ)4,411,247 views

4. AWALE ADAN 2015 TAMASHLEYN

AWALE ADAN 2015 TAMASHLEYN   4,872,817 views

3. Farxiya Kabayare (DHAKAC DHAKAC)

Fadxiya Kabayare (DHAKAC DHAKAC) 5,142,129 views

2. Cawaale iyo Kabayare (KU OGALIYAA)

 Cawaale iyo Kabayare (KU OGALIYAA)  5,676,839 views

1. Bashiir Dirgax (DHAANTO DIRGAX)

  Bashiir Dirgax (DHAANTO DIRGAX) 6,322,947 views