FIIRSO:- Afar Qofood Ayaa Kadambeysay In Farmaajo Uu U Dhiibo Ethiopia Halgamaa Qalbi Dhagax! (Sir Culus)

Daawo Muuqaalka Hoose, madaxwayne Farmaajo waxaa qayaanay Afar qofood kuwaas oo ka dambeeyay in la dhiibo Qalbi Dhagax.

Xuquuqda Muuqaalkan waxaa iskaleh Mucaawiye Axmed Muudeey oo kamid ah weriyayaasha Soomaalida.