Sargaal Katirsan Booliska Oo Shaqadiisa U Dayacay Qoobka Ciyaar Iyo Muuqaal Baraha Bulshada Loogu Hadal Hayn Badan Yahay

Askarinimadu waa hawl dheeri ah oo qofka saaran, sidoo kale loo baahan yahay in waxbadan laga taxaddaro, haddii aad caksiga sameyso mid taa liddi ku ah, waxa ay micnaheedu tahay in aad gabtay hawshaadii iyo tii Qarankaaga.

Askariga aad muuqaalkiisa daawan doontaan waa mid kamid ah askarta UK, wuxuu heystaa baraha bulshada, maadaama uu kasoo muuqday muuq baahiyayaasha ugu caansan adduunka.

Sawirrada iyo muuqaallada ayaa muujinayay isagoo ciyaaraya qoob ka ciyaar, waa sargaal, hawl badan laga sugayay, hasa yeeshee dad badan ayuu madaddaalo u noqday, sidoo kalena uusoo jiitay.

Haddaba yaan waxbadan idinku daalin hadalkee, aan idin kala baxo muuqaalka askarigaas sida aadka ah u ciyaaraya Qoobka ciyaarka.