FIIRSO Sawirrada Madaxwayne Farmaajo Oo Dhallinyarada Muqdisho Ku Tamashleeyay Xeebta Liido

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/lahi Maxamed ayaa shalay galab tagay xeebta Liido, wuxuuna muujiyay in uu yahay qof kubbadda ciyaari kara sidoo kalena la falgeli kara dhallinyarada.

Muuqaallada iyo sawirrada ayaa soo qabanayay iyadoo madaxwaynaha uu kubbad baleejeynayo, sidoo kalena dhallinyarada ku dhex jira.

Si kastaba ha ahaatee waa arrin ku cusub madaxda qaranka in ay sidan oo kale ula falgalaan shacabkooda.