Fiirso Muuqaalka M/W Farmaajo Oo Kubbad Ciyaaraya, Aadna Kaga Maarmi Karto Fiirsashada Ronaldinho

Madaxwayne Farmaajo ayaa shalay muujiyay xirfad dad badan ka daahsooneyd, maadaama uu ku wanaagsan yahay Kubbadda.

Intii uu kujiray safarkiisii Liido dhallinyaro ayaa usoo baastay kubbad ama Bannooni kaddibna waa uu baleejeeyay, taas oo muujineysa in uu horey u ciyaari jiray kubbadda cagta.
Si kastaba ha ahaatee Daawo Muuqaalkan Adigaa ka MAarmi doonee Ronaldinho iyo shakhsiyaadka lamidka ah.