Maxaa Kulmiyay Jeneraal Morgan, Salaad C.Jeelle, C/qaybdiid, Barre Hiiraal? (Munaasabad Aan Horey Soomaalidu Dhigan)

Siyaasiyiin, aqoonyahanno, iyo shakhsiyaad caan ah ayaa kasoo muuqday kulan baroor diiq ah oo loo sameeynayay AUN wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Jaamac BArre.

Salaad Cali Jeelle, Sakariye Xaaji Cabdi, Jeneraal Moorgan Barre Shire Barre Hiiraalle, Cabdi Qaybdiid iyo siyaasiyiin kale ayaa kasoo muuqdan munaasabaddaas baroor diiqda ahayd ee lagu sagootinayay AUN C/raxmaan Jaamac Barre.

Marxuumka ayaa bishan gaba gabada ah ee August bilawgeedii ayuu ku geeriyooday magaalada Varginia ee dalka Mareykan-ka halkaas oo uu ku noolaa 26-kii sano ee bur burka Soomaaliya uu ka jiray.

Hoos Ka Daawo sawirrada