Magacyada Wasiirrada Ku Bixi Kara Isku Shaandheynta Iyo Shakhsiyaadka Lagu Baddali Karo (Xog Dhammeystiran)

Ra’iisulwasaaraha dowladda Soomaaliya ayaa qorsheynaya inuu sameeyo isku shaandheyn cusub si uu Xukumadiisa uga bad baadiyo Mooshinka laga wado.

Waxaa jiro wasiirro si hor dhac ah loo hubo in ay wayn doonaa xilalkooda, fadeexado iyo waxyaabo kale duwan oo ay ku dhaceen awgeed.

Haddaba Akhriso magacyada wasiirrada laga yaabo in ay xilkooda waayaan iyo kuwa lagu baddali doono.

  • Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, ( Majeerteen , Ciise Maxmuud).

  • Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda, Hawiye, Habargidr, Ceyr.

  • C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka, Daarood Leelkasce.

  • Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada, Baadi Cadde.

  •  Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, wasiirka wabarashads iyo tacliinta sare, Xawaadle

  • 6. Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, Digil, Jiido.

  • Eng. C/raxmaan Cusmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, Hawiye, Abgaal, Wacbuudhan, Daa’uud.

  • Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dir, Biyamaal.

    Halka wasiirrada laga yaabo in lagu baddalo ay noqon karaan kuwa ay isku heyb yihiin;- Hoos ka Akhriso iyagana

  • Xil. Mahad Maxamed Salaad Hawiye, Habargidr, Ceyr.

  • Xil. Sadiq Warfaa. Daarood Leelkase.

  • Xildhibaan Maxamud Cabdiraxman Beene Beene Baadi Cadde.

  • Dr. Cabdi Saciid Majeerteen Cumar Maxamuud.

  • Dr. Cali Saciid Faqi Digil Tunni.

  • Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur. Abgaal Harti Abgaal.

  • Xildhibaan. Cabdiraxman Ibbi Dir Biyomaal.

  • Ex. Xil Cumar Maxamuud Finish.Hawiye, Abgaal, Wacbuudhan, Daa’uud.

F:G:- Waa sida la filayo Uun ee Ma Ahan sida saxda Ah, waxbaa iska baddali kara,shaxdan.