FIIRSO:-Muslim, Calmaani Mise Jihaadistayaal; Maxay Ka Aaminsan Yihiin Jabhadda ONLF Sheekh Maxamed Cabdi Ummal Iyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan (Aragti Kala Fog)

Wadaadka MAxamed Cabdi Ummal oo kamid ah culimada Soomaaliya ayaa hadda kahor la wayddiiyay arrimo quseeya ururka ONLF-ka, wuxuuna ku tilmaamay in ay yihiin Calmaaniyiin Gaallada ka ag dhaw, ujeedkooduna uu yahay keliya in ay xurriyeystaan dalkooda, hadaf diini ah iyo mid kale ba aan lahayn.

“Waa Waddaniyiin, balse ma ahan dad jihaad kujira,” ayaa ahaa dulluucda hadalka Sheekh Ummal.
Dhanka kale muuqaalka soo socda waxaa kujira Sheekh Nuur Baaruud Burxan, oo isna taageeraya arrinta ONLF, wuxuuna ku tilmaamay in ay yihiin Muslimiin Jihaad kujiraan.
Sidaa darteeda Muuqaalka Dhageyso farqiga u dhaxeeya labada Sheekh.
Haddaba Fiirso Muuqaalkan.