Sawirro: Fanaaniin uu Ka Mid yahay Dayax Dalnuurshe oo Magaalada Baydhabo lagu soo dhoweeyay?

Fanaaniin aay ka mid Yahiin Dayax Dalnuurshe Iyo Cumar Shariif, Canab Cawo Iyo musukiiste Subxaanyo ayaa Maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Baydhabo.

Fanaaniinta Baydhabo, gaaray Maanta ayaa garoonka Shaati gaduud ee Magaalada baydhabo, waxaa’ ku soo dhoweeyay dadweyne Farabadan ,iyaga oo halkaasi Show ku qaban doonna Habeenka Ciida.

Sanadahii Ugu Danbeeyay Magaalada Baydhabo, waxaa ku qul qulayay Fanaaniin sidaan oo kale waxaa horey Baydhabo ugu qabtay Fanaanka Nimcaan Hilaac isaga oo halkaasi ka qaaday Heeso Maay ah.