FAAFAAHINO:- Qaraxii Dhawaan Ka Dhacay Muqdisho

Warar cusub ayaa kasoo kordhaya qarax dhawaan ka dhacay waddada Makka Almukaram, waxaana ay wararka sheegayaan in uu qarxay gaari Miineysan oo lasoo dhigay agagaarka Hotelka Mubaarak ee waddadaas.

Saacad kahor ayaa la ogeysiiyay Booliska, kuwaas oo durab soo gaaray goobta ay wax ka dhaceen.

Ugu dambeyn ciidanka Miino Barista Qaranka ayaa qarxiyay mana jiro cid wax ku noqotay qaraxaas inta la ogsoon yahay.

Dhammaan wixii kusoo kordha Halkan kala soco.