Akhriso:-Wasiiradda Xukuumadda Soomaliya oo Laga Mabnuucay Warbaahinta Amaro Culusna La Dul Dhigay?

Wasiirada ka Tirsan Xukuumadda Soomaliya waxaa lagu wargeliyay inaysan uga hadli karin baraha bulshada wixii xasaasi ah ama siyaasad ah ogolaansho la’aan.

Amarka Wasiirada looga mamnuucay baraha bulshada waxaa uu kasoo baxay Xafiiska Ra’isalwasaaraha oo Ogg-siiyey Madaxweynaha, warqadase waxaa ku saxiixan Ra’isalwasaare ku xigeen Xukuumadda Soomaliya Mahad Guleed.