Fiirso Sawirrada Beesh Habar Gidir Oo U Fadhisa Shir Wayne Muhiim Ah

Hadda waxaa magaalada Muqdisho kasocda, shir jar’aaid oo ay soo qaban qaabiyeen odayaasha beesha Habar Gidir, waxaana ay kaga hadlayaan arrinta xasaasiga ah ee kusaabsan duqeyntii Mareykan ka ee ka dhacday Degmada Bariirre.

Shirka wuxuu kasocdaa Hotel Diplomatic Muqdisho, waxaana kusugan halkaas siyaasiyiin badan iyo boqolaal shacabka Beeshaas ah oo ka dhiidhinaya arrinta foosha xun ee halkaas ka dhacday.

HAddaba Fiirso Sawirrada Kulankaas.