AKHRISO Magacyada Dadkii Lagu Laayay Degmada Bariirre

Diyaaradaha dagaalka dalka Mareykan ka ayaa duqeyn aan loo meel dayin ku dishay inkabadan 10-qofood degmada caanka ah ee Bariirre ee gobolka Shabeellaha Hoose Koonfurta Soomaaliya.

Haddaba warbaahinta ku hadasha afka ALshabaab ayaa soo bandhigtay magacyada dadkii ku geeriyooday duqeyntaas xasuuqa ahayd ee uu Mareykan ka ka geystay Shabeellaha Hoose

Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Dadka Ciidamada Mareykanka Xasuuqeen.

1-Saneey Jaamac Warsame.

2-Isxaaq Cali Haaruun.

3-Xuseen Khamiis Mucalim Cabdi.

4-Maxamuud Talasow Cabdi.

5-Cabdi Qaadir Cabdi Llaahi Diiriye.

6-Cali Aadam Axmed.

7-Cabdi Fitaax Yuusuf Cabdi.

8-Maxamuud Muxamed Cabdi.

9-Cali Cabdi Ibraahim.

10-Juruum Maxamuud Yuusuf.