Xildhibaan Saadaq Macallim C/kariim’ oo Albaabada’ ka Xirtay Dhalinyaradii Waxbartay ee Beesha Wacaysle, Abgaal?

Siyaasadda Maanta waxaan diirada ku saari doona Xildhibaano’ ka soo jeedo Beelweynta Abgaal Cismaan oo albaabada ka xirtay dhalinyarada shaqa doonka ah ee Jaamacadaha dhameeyay kuna heybta ah.

Annaga oo mid mid u dul istaagi doona waxa’aan Si gaara warbaxintan” kooban ugu Hadli doona Xildhibaan Saadaq Macalin Cabdi Kariim oo iska diiday dhalinyarada uu ku matalo Baarlamaanka Fedaraalka Somalia in u qaabilo iska daa shaqo u geeye.

Xildhibaan Saadaq Macallim C/kariim waxaa uu ka soo jeeda Beelweynta Abgaal Wacaysle Cali Gaaf waa shaqsi dhalinyaro ah’ siyaasadda ku cusub horey waxaa’u soo noqday Agaasime-xigeenka Madaxtooyadda, Somalia.

Warbaahinta Shaaciye.com waxaa xariir la soo sameeyay’ dhalinyaro ku heyb ah ”Xildhibaan Saadaq Macallim C/kariim ‘ayaga oo sheegay in aay cabasho ka yahiin Xildhibaanka ‘oo wax ixtiraam ah u heyn dhalinyarada aqoonyahanada beesha u ka dhashay.

Sida caadada ah, Hadii aad shaqo doon tahay ,oo aad shaqso u raadsato’ Wasaaradaha Kala duwan’ ee Dowladda Fedaraalka iyo shaqooyinka Dowladda Dhexe waxaa’ qasab ah in u Xildhibaanka “”kugu matalo Baarlamaanka Somalia” ku shaqo geeyo taaso keentay in dhalinyarada Xildhibaanada ku matalo Baarlamaanka Fedaraalka u raadsadaan la kulankiisa.

Deeganada Beelweynta Abgaal ”degto oo aan laheyn, inta badan goobo waxbarasho ,ayaa- ah wax aad loogu xumaado in Dhalinyaradii Muqdisho ku nooleyd ee Tacliinta bartay in niyada laga jabiyo shaqadii Xildhibaanada’ loogu xirayna albaabada ka xirtaan.

Lasoco qeybaha Kale Xildhibaanada