Hay’ad soo bandhigtay Mushaarka Wasiiradda DFS, Xildhibaanadda & Maamul goboleedyadda (Yaa Ugu badan)

Warbixin kooban oo lasoo dhigay Bogga Hay’adda Wakiil’ayaa lagu soo bandhigay mushaarka ay sanadkii qaataan Golaha Wasiiradda, Xildhibaanadda iyo Maamul goboleedyadda.

Xog aruurintan ayaa muujineysa in sanadkii ay mushaar ahaan uqaataan lacag dhan 27 milyan oo dollarka Mareykanka ah.

Arrintaas ayaa ka dhigan in bishii Mushaar ahaan ay u baxdo lacag dhan 2.3 milyan oo dollar.

941 Xildhibaano ah kana tirsan labadda gole ee baarlamaanka iyo 377 Wasiiro oo ah lixda maamul ee dalka ka jira iyo dowladda Federaalka ayaana lacag badan bishii loo siiyaa mushaar ahaan.

Sida ku cad Warbixintan Wasiiradda Xukuumadda DFS ayaa mushaarka ugu badan qaata, waxaana ku xiga Somaliland iyo Puntland, halka Galmudug iyo maamuladda kale ay sidoo kale mushaar fiican