Toos U Fiirso Kulanka Chelsea Iyo Tottenham Spurs

Chelsea iyo Tottenham ayaa ciyaaraya kulan katirsan todobaadka labaad ee English Premier league, waxaana labada kooxood ay isku heystaan boqortooyada magaalada London.

Kaalinta koobaad iyo tan labaad ayeey ku kala dhammeysteen xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay labada kooxood, maanta se qoorka ayeey iskugu jiraan oo waa kulan labada sugayo oo muhiimaddiisa leh.
Haddaba haddii aan nahay bahda Shaaciye hadda kaddib waxaan idin soo gudbin doonaa dhammaan kulamada waa wayn oo Live ah meelo aad ka daawan kartaan.

Linkiga hoose Guji, kaddib dooro qaabka aad u rabti in aad u daawato ciyaarta, HD, dhex dhexaad iyo heer iska hooseeya, kaddib waxaa kuu furmaya ciyaarta oo dhammeystiran oo toos u socota.