Goorma Ayaa Kugu Dambeysay Abwaanka Wayn Ee Xasan Ganeey?, Fiirso Gabay Cusub Oo Hargeysa Gil-gilay

Abwaan Xasan Ganeey waa mid kamid ah abwaannada Soomaaalida ay leedahay kuwooda ugu wanaagsan, haddaba goormaa kugu dambeysay abwaanka.

Jimcihii ayuu ruxay magaalada Hargeysa, oo uu ka jeediyay Maanso aad loola yaabay, ee hoos Ka daawo Muuqaalka Maansadaas.