Maxaa Ka Socda Hadda Jowhar?

Waxaa hadda magaalada Jowhar kasocday shir jaraa’id oo lagu dooranayo guddiga doorashada ee soo diyaarinaya qaabka ay doorashada noqon doonta iyo goorta ay noqoneyso.

30-cisho oo fursad ayeey heystaan guddigan la dooranayo, waxaana si dhaqsi ah looga baahan yahay in ay dar dar geliyaan doorashada maamulkaas.

Cali Cosoble ayaa xilka laga qaaday kaddib markii lagu eedeeyay wax qabad la’aan iyo in uu ka gaabiyay hawshiisa.