FIIRSO Sawirrada Abuu Mansuur Oo Saxaafadda Loo Soo Bandhigay!

Hoolka shirarka ee Hotelka caanka ah ee Royal Palace Muqdisho hadda waxaa ka socda soo bandhigidda Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur.

Haddaba Daawo Sawirrada Abu Mansuur Oo Saxaafadda loosoo bandhigay