FIIRSO:-Alshabaab Oo Siminaar Guurka Looga Hadlayo Usoo Xiray Dumar Fara Badan!

Alshabaab ayaa usoo gaba gabeeyay dumar fara badan Siminaar maalmo socday oo looga hadlayay arrimaha guurka iyo waxa lamidka ah.

Haddaba Daawo Sawirrada haweenkii loosoo gaba gabeeyay siminaarka.