DEG DEG:-Alshabaab Oo Weerar Culus Ku Qaadday Kenya Iyo Khasaarihii Ka Dhashay!

Daily Nation oo kamid ah warsidayaasha ugu caansan dalka Kenya ayaa baahiyay in ay Alshabaab weerar culus oo gaadma ah ka geeysteen magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Wuqooyi Bari dalka Kenya.

Shan Askari ayeey u xaqiijiyeen dadka deegaanka Daily Nation, in ay alshabaab dileen, halka tiro intaas kabadanna ay dhaawaceen.

Waa markii ugu horreeysay ee ay Alshabaab weerar ka fuliyaan dalka Kenya tan iyo doorashadii todbaadkii hore ka dhacday dalka Kenya.

Si kastaba ha ahaatee Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkan ka dhacay degmada Gaarisa, waxaana lagu beegsaday qaar kamid ah askartii Kenyaanka ahaa ee halkaas kusugnaa.

Wixii Warar Ah ee kusoo kordha halkan nagala soco.