FIIRSO:- Tuuggii Sheekha Isku Baddalay (Qiso Ku Cibra Qaadasho Mudan)

Hiddaayada ama hanuunka rabbi baa iskaleh, oo cidna ma awooddo in aan u xukunno caqab xumo iyo meel xun xitaa haddii uu meel halis ah dambiyada ka joogo.

Muuqaalkaaga Hoose waa wacddi kahadlaya nin tuug ahaan jiray oo wadaad isku baddalay, Hannuunka alle ayaa bixiya, ee fadlan daawo kaddibna aragtidaada inoo reeb.