AKHRISO:- Magacyada 72-dii Xildhibaan Ee Saxiixay Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxwaynaha Hirshabeelle

Xildhibaannada Mamaulka Hirshabeelle ayaa khilaaf uu kala dhaxeeya mas’uulka ugu sareeya maamulkaas, ee Madaxwayne Cosoble, taas oo keentay in maamulkaas xitaa uu hadda liiq liiqto.

Axadda ayeey ahayd markii ay is casileen 13 wasiir oo kamid ah maamulkaas, sidoo kale horay waxaa u socday Mooshin ka dhan ah madaxwaynaha, kaas oo la doonayo in xilka lagaga tuuro.

inkabadan 72 xildhibaan ayaa soo saxiixay Mooshinkooda ka dhanka ah Madaxwayne Cosoble, waxaana dhawaan laga yaabaa in ay xilka ka qaadaan haddii xaalku uu sidan kusiii socdo.

Sidan oo kale horey waxa ay ugu dhacday C/kariin Xuseen Guuleed kaas oo mooshinkii ay xildhibaannada keeneen ugu dambeyn ku baxay.

Si kastaba ha ahaatee Akhriso magacyada xildhibaannada saxiixay Mooshinka ka dhanka ah madaxwayne cosoble.