Waa Maxay Sababta Aan U Arki La’nahay God Duleellada Maamulka Gobolka Banaadir? (Xog Muhiim Ah)

Dhawaanahan waxaa nagu maqaala ah in aannan maqlin war tabban ok kusaabsan gobolka Banaadir, taas oo dadka qaar ay suaal ka keeneen.

Haddaba tani waa nooc kamid ah siyaasinimada, maadaama siyaasiga looga baahan yabay afkaar cusub la imaansho iyo in uu wax ka baddalo hanaankii hore ay ugu fashilmeen madaxdii hore ee isaga booska kaga horeysay.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sameystay koox wariyayaal iyo qoraayaal ah kuwaas oo faafiya dhammaan waxyaabaha san ee uu maamulka ku tallaabsaday.
Qorshahan cusub wuxuu wax ka baddalayaa in ay iska hor imaadaan saxaafadda iyo gobolka, baddalka Maamulka ayaa sameynaya dhiiro gelin iyo sara u qaadid dhanka hanka weriyayaasha warbaahinta Soomaaliya ka shaqeysa.
Tallaabadan waa mid looga dayan karo dhan walba guddoomiye Thaabit, waana tan keentay in aan mar walba maqalno wanaagga gobolka.