FIIRSO:- Waa Maxay Sababta Ay Dhakhaatiirtu U Qal Qaloociyaan Fartooda Qoraalka? (Xog Muhiim Ah)

Qof walba oo naga mid ahi wuxuu layaabaa ama xitaa iswayddiiyaaba, sababtay ay u qal qaloocan tahay farta dhakhaatiirta?, iyo dhammaan dadka caafimaadka ku lug leh, haddaba su’aashaas iyo su’aalo kale jawaabahooda Muuqaalka soo socda ayaa jawaab waafi ah kaa siin doona ee si hufan u daawo