Toos U Fiirso Dabaal Dagyada Iyo Mashxaradda Kasocota Dalka Kenya

Saacado yar kahor ayaa lagu dhawaaqay in Uhurru Kenyatta uu yahay madaxwaynaha xiga ee dalka Kenya, maamuli doona shanta sano ee soo aaddan kaddib markii uu cod aqlabiyad leh kaga adkaaday Railla Odianga.

Mashxarrad iyo dabaal dagyo ayaa ka bilaawday magaalooyinka waa wayn ee Dalkaas, waxaana taageerayaasha Uhuru ay muujinayaan sida ay ugu faraxsan yihiin guushaas.

Haddaba Toos u daawo dabaal dagyada kasocda dalka Kenya, waxaana iskaleh xuquuqda baahintaas hillinka caanka ah ee The Nation