Toos U Daawo Doorashada Dalka Kenya Iyo Wixii Kasoo Kordhay

waxaa dhawaan lasoo xiray sanduuqyadii codbixinta doorashadii dalka Kenya,waxaana hadda ku gacan sareeya dhanka codadka madaxwayne Uhuru Kenyatta, halka Raila Owdinga isna uu codad fiican uu heysto.

Haddaba halkan kala soco oo hoos ka daawo natiijada iyo wararka ugu dambeeya ee qoseeya doorashadaas.