FIIRSO Hooyada Dhashay Wasiir Cabaas Siraaji Oo Farriin Qiiro Leh Dirtay

Hooyada dhashay wasiirkii hore ee Hawlaha guud iyo dib u dhiska AUN Cabaas Siraaji, kaas oo uu toogtay mid kamid illaalada hanti dhawrihii qaranka Nuur Faarax.

Hooyada ayaa farrin qiiro leh dirtay, haddaba hoos ka daawo.