Deg deg Suuqa Bakaaraha oo dab ka kacay

Dab xoogan ayaa hada ka socda Suuqa bakaarahaa waxaana la sheegayaa In Dalbu badankiisu ka socdo Dhanka Kobaha

ilaa Hada sababta iyo qasaaraha

wixii warar ku soo kordha nala socda