War Deg Deg ah: Mas’uul Ka Tirsanaa Puntland oo Goordhaweyd La Dilay

Wararka ka imaanaya Magaalada boosaso ee Gobolka Bari ayaa ku waramaya in goordhaweyd Magaaladas lagu dilay Allaha u naxariistee gudoomiye ku-xigeenkii hore ee gobolka Bari  Khalar Buncun.

Rag Hubeysan ayaa la sheegay in ay dileen Khalar Buncun, islamarkaana ay goobta baxsadeen.

Gooobta uu dilka ka dhacay waxaa gaaray Ciidamada amanaka Maamulka Puntland.