SAWIRRO:- Sheekh Shariif Sheekh Axmed Iyo Xasan Sheekh Maxamuud Oo Wada Heshiiyay Iyo Sir Culus Oo Ku Saabsan Kulankooda

Kulan aan horey loo shaacin oo udhaxeeya madaxwaynayaashii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh MAxamuud.

Si kastaba ha ahaatee labada dhinnac ayaa qaatay kulan wada shaqeyn iyo is cafin ah, maadaama ay dagaalo hore oo siyaasadeed uu dhex maray.

Rag waa kuwii is cafiya” Labada siyaasi ayaa hadda mid kasta oo kamid ah wuxuu u hanqal taagayaa in uu noqdo madaxwaynaha xiga ee Soomaaliya marka la gaaro sannadka 2021-ka oo lagu madalsan yahay.

Haddaba daawo sawirka Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamed