Maanta qaar kamid ah wadayaasha mooto bajaajta magaalada Muqdisho ayaa gadood iyo dibad baxyo sameeyay kuwaas oo ka cawanayay qaabka ay dawladda ula dhaqanto dhallinyaradaas.
Waddooyinka oo laga xirto ayeey ka dhiidhinayeen dhallinyaradaas, waxaana isku soo baxooda uu ka dhacay isgooyska Nambar Afar ee gobolka Banaadir.
Haddaba daawo muuqaal qaabka uu ahaa banaan baxa bajaajlayaasha.
Demo in #Mogadishu by Bachach riders.. All junction in KM affected.. pic.twitter.com/2O6tLZSHJl
— Mo Dahir (@Modahir) August 7, 2017