Agaasime ku xigeenka Hay’adda Socdaalka oo la Magacaabay (Aqri Magaca & Beesha uu kasoo jeedo

Wasiirka Amniga Dowladda  Fedaraalka ayaa magacaabay Agaasime ku xigeenka Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya.

Xilkan ayaa loo magacaabay Weli Guuleed Nuur  oo ah nin dhalinyaro  ah da’yar in mudo ahna qurbajoog ahaay.

Wasiirka Amniga gudaha dowladda Soomaaliya  Maxamed Abuukar Ducaale ayaa xilkan u magacaabay Weli Guuleed Nuur  3-dii bisha August.

Waxaa uu kasoo jeedaa beesha Mareexaan, gaar ahaan reer Diini. Mudo kadib ayayna hay’addaas yeelaneysaa agaasime ku xigeen.

Waxaa haatan agaasime ka ah Koofi oo kasoo jeeda beesha Cayr ee Habar-gidir.

Mahaan Hoos ka arag warqadda lagu magacaabay Weli Guuleed Nuur.